Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Somaliland oo war murtiyeed ka soo saartay faro galinta ay Somalia ku hayso bariga Sool

Recommended Posts

Deeq A.   

Fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta yeesheen golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), kuna wehelinayey Madaxweyne ku-xigeenka JSL Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Somaliland.

Kulankan ayaa laga soo saaray go’aamo adag oo lagu cambaaraynayo, lagagana digayo cawaaqib-xumada ka dhalan karta fara-gelinta qaawan iyo hurinta colaadaha qabaliga ah ee uu
maamulka Muqdisho ku hayo Deegaanno dhul ahaan, soohdin ahaan iyo taariikhba ka tirsan Jamhuuriyadda Somaliland, sida Bariga Gobollada Sool iyo Sanaag.

VID-20250802-WA0001

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this