Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Puntland oo maanta qaabiley Agaasime ku xigeenka guud ee hay’adda IOM

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1753872928099.jpg?resize=1000%2C6

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni , ayaa maanta Boosaaso ku qaabiley wefdi ka socda Hay’adda Socdaalka Adduunka ee (IOM) oo ay hoggaaminayso Agaasime Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda IOM, marwo Ugochi Daniels.

Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Deni uu maanta qaabilay wafdi ka socda Hay’adda Socdaalka Adduunka ee (IOM) oo ay hoggaaminayso Agaasime Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda IOM, marwo Ugochi Daniels.

Madaxtooyada Puntland oo ka warbixisay Kulan dhexmaray labada dhinac ayaa qoraalkaasi ku tiri”Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka mid ah Golaha Xukuumadda, waxaa looga hadlay xoojinta Iskaashiga Dowladda Puntland iyo Hay’adda IOM, Qulqulka tahriibta iyo mashaariicda hay’adda IOM ka fuliso Puntland.”

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Puntland oo maanta qaabiley Agaasime ku xigeenka guud ee hay’adda IOM appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this