Deeq A. Posted Wednesday at 04:13 PM Waftigii uu hogaaminaayay madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa goordhawayd dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha iyonwaftigiisa ayaa Afartii maalmood ee ugu danbeeyay booqasho rasmi aha ku joogay dalka Qatar oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay. Safarkani ayaa guul ku soo dhamaaday sida ay sheegtay xukuumadda Somaliland Qaran News Share this post Link to post Share on other sites