Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne ku xigeenkii labaad ee Jubaland oo geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   
1000031222.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

Madaxweyne ku xigeenkii labaad ee Jubaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud (Lugadheere) ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Nairobi oo maalmahii u danbeeyay xaaladiisa caafimaad lagula tacaalayay.

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa ka tacsiyeeyay geerida marxuum Lugadheere, wuxuuna magacaabay guddi qabanqaabiya aaskiisa oo ka dhici doona magaalada Kismaayo.

Madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa ka tacsiyeeyay geerida madaxweyne ku xigeenkii labaad ee Jubaland.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne ku xigeenkii labaad ee Jubaland oo geeriyooday appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this