Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Cirro oo lagu wado in uu safar ugu baxo dalka Qatar

Recommended Posts

Deeq A.   

FB_IMG_1751063080068.jpg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maalinta berri ah safar shaqo ugu bixi doona dalka Qatar .

Madaxweynaha ayaa martiqaad rasmi ah ka helay dalkaasi , waxaana uu la kulmi doona masuulyiinta ugu sareysa dalka Qatar.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this