Sign in to follow this  
Deeq A.

Xasan Sheekh oo inta Soomaali ka hadhay doonaaya in uu dab galiyo

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20250225-WA0015.jpg

XASAN SHIIKH OO SOOMAALI INTA KA HADHAY DOONAYA INUU DAB GELIYO.

Xasan shiikh wuxuu awood dhaqaale iyo qalab mulatari ku daabuulayay laascaanood iyo Buuhoodlle waqti dheer halkaas oo uu iskaga horkeenay dadkii Sool clan oo ay xaaladoodu degiweyday amni darro ayaa waxay u badantay ayaamaha soo socda inay xaaladdu faraha ka baxdo.

Wuxuu iyana abaabul dagaal ka bilaabay sanaag bari oo nabad ka ahayd carrigaas isagoo adeegsanaya c/rashiid Yuusuf gudoomiyihii hore ee baarlamanka buntland oo ciidamo uu mushaharkooda ballanqaaday xasan shiikh ka qoranaya badhan, waxa isna garoowe jooga c/risaaq khaliif oo taageero u doontay DENI si ay u ridaan firdhiye taasoo xaaladda amni ee carrigaas laalaysa.

Siyaasaddii xasan shiikh waxay isugu ururtay inuu isu xalaaleeyo dhiigga ummadda somaaliyeed.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this