Sign in to follow this  
Deeq A.

Reer London madax dhaqameedka meeqaan idku mid ah ayay isku qaabili jireen

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20250225-WA0015.jpgREER LONDON MADAXDHAQAMEEDKA MEEQAAM ISKU MID AH AYAY KU QAABILI JIREEN EE MAXAA DHACAY.

S/Land waxay ku soo nabad iyo caano maashay dadkeeda oo ay hogaaminayaan madaxdhaqameedku waxay ka soo saareen duruufo adag.

Madaxda dhaqanku waxay ku shaqeeyaan tuburuc bilaa mushahaaro, waxay galaan deyn fara badan oo aan loo ogayn, guryahooda (xaasasmooda) waxa ku dhaca cag iyo culays farabadan oo dabiiciya.

Reer london isku meeqaam ayay guud ahaan ula dhaqmi jireen iyagoo jifooyinkooda hoosena gaar u yihiin iminka waxa soo dhexgalay sooryadoodii shaqsiyaad uu ibleys ku shaqaysto oo leh xiisaha nin jeclaysiga iyagoo caaqilna caashaqaya oo jeebabka u buuxiyay Sulddaan weynna yasay sooryadiisii, taasina waa dhaqan xumo godob wadata oo innagu soo korodhay, martidoo la xumeeyaa waa caadkoyinkii reer qoomuluud ee halla ilaaliyo martida.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this