Sign in to follow this  
Deeq A.

Arxandarada ku habsatay bariga Sool

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20250225-WA0015.jpg

ARXANDARRO KU HABSATAY BEELIHII HARTI GALBEED GAAR AHAAN

Waqtigan oo dadaal nabadeed iyo mid nololeed oo ay tacab badan gelisay dawladda s/Land loogu jiro ayaa waxa isasoo taraya in colaad cusub oo ay qotadeedu dheertay laga hurinayo meelo ka mida sanaag.

Waxa lagu soo uruuriyay tuulada fiqiga ciidan uruuris ah oo laga keenay Buuhoodlle iyo laascaanood kaas oo ay dabada ka riixayso dawladda xamar oo adeegsanaysa firdhiye iyo garaaddada harti inay dagaal ka ridaan carrigaas.

Waa ARXANDARRO ku habsatay harti galbeed gaar ahaan Sool clan waa wax laga arggagaxo masuuliyiin shicibkoodii kala dagaallamaya inay nabad helaan si ay danahooda ugu fushadaan, dadkaasi maanta dagaal ma xamilli karaan, dalkuna uma baahna ee waa in dadkoodii ay u gurmadaan.

Waxa nasiib darro ah beenta iyo indho adaygga warbaahinta ay la soo fadhiyaan masuuliyiintii fashilmay sida Mr. ATAASH, KHALIIF, GARAADDADII IWM ee dhibaatadan maarayn lahaa waanu qalddanay ayaa ceeb noqotay.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.

Dhamaan maqaaladda ku soo baxa shabakadani ma aha qaar ay shabakadani leedahay ama matalaaya habsami u socodka shabakadani. Fikradani waxa ay ku koobantahay akhristaha ku xusan maqaalka yaalaaba

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this