Sign in to follow this  
Deeq A.

Qaabkii uu madaxweyne Cirro u hagaayay kulankii beesha caalmka Daawo

Recommended Posts

Deeq A.   

FB_IMG_1748690572009.jpgFB_IMG_1748691189899.jpg

FB_IMG_1748691161529.jpg

FB_IMG_1748691149227.jpg

FB_IMG_1748691132357.jpg

FB_IMG_1748691092715.jpg

FB_IMG_1748691069980.jpg

FB_IMG_1748691104602.jpg

FB_IMG_1748691114036.jpg

FB_IMG_1748691119088.jpg

FB_IMG_1748691123037.jpg

FB_IMG_1748691182883.jpg

FB_IMG_1748691186434.jpg

FB_IMG_1748691219255.jpg

FB_IMG_1748691198553.jpg

FB_IMG_1748691179848.jpg

FB_IMG_1748691171997.jpg

FB_IMG_1748691168731.jpg

FB_IMG_1748691138925.jpg

FB_IMG_1748691059244.jpg

FB_IMG_1748691034758.jpg

FB_IMG_1748690572009-1.jpg

FB_IMG_1748691047964.jpg
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) oo ku sugan safarkiisii rasmiga ahaa ee uu ku joogay dalka Kenya ayaa kulan ballaadhan la yeeshay Saaxiibada Somaliland ee fadhigoodu yahay dalka Kenya.

Kulankan waxa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ku wehelinayey Xubnaha Wefdigiisa iyo mas’uuliyiinta sare ee Safaaradda Jamhuuriyadda Somaliland ee dalka Kenya.

Dhanka kale, Masuulyiintii ka socday Beesha Caalamka ayaa isugu jiray: Safiirro, Safiir ku-xigeeno, Hay’adaha UN-ka, Madaxda Bangiga Adduunka, Madaxda Bangiga Afrika, iyo xubno sare oo ka socday Dalalka ay saaxiibka iskaashi leeyihiin Jamhuuriyadda Somaliland.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa saaxiibada Somaliland u jeediyey khudbad taabanaysay qorshaha Xukuumadiisa ee ku aadan dhinacyadda: Horumarka, Nabbada, Dimuqraadiyadda, Dhaqaalaha iyo arrimaha mudnaanta u leh Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland.

Dhinaca kale, saaxiibada Somaliland ee shirka ka soo qayb-galay ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ku ammaanay ciidan beeleedyadii dhawaan ay Xukuumadiisu qaramaysay sida oo kalena ballan qaaday wada shaqayn tolmoon oo ku dhisan is-faham.iyo iskaashi.

ALLAA MAHAD LEH

Xuseen Aadan Cige (Deyr)

Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this