Deeq A. Posted May 30 S/LAND CADOWGEEDU WUU SII KORDHAA MARKAY WAX U KORDHAAN SHICIBKEEDUNA ISAGAA ISKU MAQAN. Anigoo soo koobaya siduu u yimid maal gashiga berbera DPW waddankeennu aduunyaduu ka dhex muuqday, doorashooyinkuna sare ayay u sii qaadeen sucmaddii waddanka gaar ahaan doorashadii u danbaysay cadowgeennu wuu sii cartamay, waxaynu ku noqonay minddi oo kale. Shicibkeennu kaalintii taageero ee uu Waddanku uga baahnaa way gabeen, iyagaa isku jeeda oo waakuwaas caadaadisyadii kiiniya uu saaray cadowgu buun buuninaya, kiiniya iyo itoobiya xamar waxay ka helaan malaayiin lacag ah oo ka soo gala ciidamada u jooga waxbaa ka dhexeeya oo way wada shaqaystaan xasan shiikh, madaxda geeska afrika ma jecla dawlad kale oo uu maraykanku ku aqoonsado dagaal weyn ayaa innagu socda innaguna waynagaas ku hadlaynna afkii cadowga ee geed dheer la fuullay madaxweynahayagij kiiniya soomay casuum. Waa lay caayay ceebbaa kaa raacda shiciboow wixii cirdigeenna taabanaya (qaranimada) iska joojiya waxaynu ku jirraa waqti xasaasiya waalla aqoonsanayaa S/Land. MAHADSANID. CABDI BACAW. GUUL ALLE. LONDON. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites