Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada Puntland oo saaka hawlgal xooggan ka wada buuraha Calmiskaad

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1748590728579.jpg?resize=720%2C48

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saaka hawlgal ciidan ku qaaday aagga Walinsoor ilaaa Il&Cameyra, halkaasi oo lagu sheegay firxad ka tirsan mileeshiyaad Daacish.

Cutubyo ka tirsan ciidamada difaaca Puntland oo saaka hawlgal dhawr jiho ah ku qaaday nawaaxiga Walinsoor iyo Il&Cameyra, waxaana wararku sheegayaan im ciidamadu cagta mariyeen keydad Raashin ah oo kooxdaasi ku qarsadeen togga Il&Cameyra.

Dhinaca kale, diyaaradaha dagaalka ciidamada Puntland ayaa saaka gaaf-wareegaya dhammaan aagaga lagu tuhmayo in ay ku dhuumanayaan firxadka argagixisada Daacish, gaar ahaanna togga Miraale iyo nawaaxigiisa.

PUNTLAND POST

The post Ciidamada Puntland oo saaka hawlgal xooggan ka wada buuraha Calmiskaad appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this