Sign in to follow this  
Deeq A.

Breaking news: Madaxweyne Somaliland oo kulan la yeeshay madaxweynaha Kiin

Recommended Posts

Deeq A.   

State_House_Nairobi.jpg

Nairobi,(Qaran news)-Waftigii uu hogaaminaayay madaxweynaha Somaliland mudane Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa saaka lagu marti qaaday State House-ka looga taliyo dalka Kiiniya.

Madaxweynaha Somaliland iyo waftigiisu waxa ay kulan fool ka fool ah la.leeyihiin madaxweynaha dalmaasi iyo xubnaha ugu sar sareeya ee xukumadiisa.

Warka oo faah faahsan la soco goordhow marka uu kulanku soo dhamaado

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this