Deeq A. Posted May 26 Waxa goordhawayd magaalada Hargeysa ka dhoofay wafti uu hogaaminaayo madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo u socdaalay dalka Kiiniya oo uu ka helay martiqaad rasmi ah Waa dalkii sadexaad ee uu Madaxweynuhu uu u safray tan iyo intii uu xilka qabtay isaga oo todobaadkani ka soo laabtay dalka Jabuuti oo uu iyagana ka hrlay martiqaad iyo sidoo kale dalka Imaaraadka oo ahaa dalkii ugu horeeyay ee uu booqday isaga oo dalkaasi laba jeer booqday. Madaxweynaha Somaliland ayaa booqan doona sidoo kale dalalka Itoobiya iyo Maraykanka dh Qaran News Share this post Link to post Share on other sites