Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Somaliland oo u safray dalaka Kiiniya

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20250526-WA0002.jpgFB_IMG_1748264375985.jpg

Waxa goordhawayd magaalada Hargeysa ka dhoofay wafti uu hogaaminaayo madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo u socdaalay dalka Kiiniya oo uu ka helay martiqaad rasmi ah

Waa dalkii sadexaad ee uu Madaxweynuhu uu u safray tan iyo intii uu xilka qabtay isaga oo todobaadkani ka soo laabtay dalka Jabuuti oo uu iyagana ka hrlay martiqaad iyo sidoo kale dalka Imaaraadka oo ahaa dalkii ugu horeeyay ee uu booqday isaga oo dalkaasi laba jeer booqday.

Madaxweynaha Somaliland ayaa booqan doona sidoo kale dalalka Itoobiya iyo Maraykanka dh

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this