Sign in to follow this  
Kamaavi

Al-shabaab oo baneeyey fariisimo ay ku lahaayeen duleedka Kismaayo

Recommended Posts

Kamaavi   

Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab ayaa baneeyey fariisimo ay ku lahaayeen inta u dhaxeysa Garoonka diyaarada ee Kismaayo iyo deegaanka Cabdilebiroole oo ay ku sugan yihiin ciidamada Xisbul islaam.

 

Maleeshiyadan Al-shabaab ayaa fariisinkooda baneeyey iyadoo uusan wax dagaal halka ka dhicin,waxaana la sheegayaa in dib ugu noqdeen magaalada Kismaayo.

 

Lama garan karo sababta maleeshiyadan ku qasabtay inay baneeyaan goobtan muhiimka ah waloow wararka qaar ay sheegayaan inay meesha isaga baxeen ka dib markii ay ku soo dhawaadeen ciidamadii Xisbul oo kolkii horeba dhufays kaga jiray meel aan saa uga fogeen.

 

Xaalada Jubooyinkan ayaa maalmahan degan waloow uu jiro diyaar garoow balaadhan oo ay labada dhinacba ku hawlan yihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this