Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Jabuuti ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

img_4_1748003481627.jpgimg_5_1748004509097.jpg

img_3_1748003449837.jpg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaciil Cumar Geelle ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo weftigii uu hogaamiyey ee safarka shaqo ku joogay dalka Jamhuriyadda Jabuuti.

Hadhimo-sharafeedkan oo si heer sare ah loo soo agaasimay, ayaa ka dhacay Qasriga Madaxtooyada ee dalka Jamhuriyadda Jabuuti, taasi oo ka turjumeysay qaddarinta iyo soo dhoweynta heer Qaran ee loo fidiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefdigiisa.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this