Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha amniga Israa’iil oo ansixiyay inay la wareegaan marinka Qasa iyo Trump oo u oggolaaday

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump, ayaa u oggolaaday Netanyahu, inuu ku wajaho xaaladda marinka Qasa, hab kasta oo u arkayo inay la habboontahay, xilli golaha amniga Israa’iil ay ansixiyeen inay Israa’iil la wareegto marinka Qasa, si la mid ah Daanta Galbeed, iyadoo go’aamada ay ku soo aaddeen xilli uu Trump toddobaadka dambe booqanayo ; Sacuudiga, Qatar iyo Imaaraadka Carabta, sida ay warisay shabakadda Axios.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this