Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay Safiirka Dawladda Itoobiya u fadhiya Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

img_3_1746560323977.jpg

img_2_1746560307894.jpg

img_1_1746560289950.jpg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo uu wehelinayo Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashi ha Caalamiga ah Mudane Cabdiraxmaan Daahir Aadan ayaa maanta Xafiiskiisa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dawladda Itoobiya u fadhiya Somaliland, Mudane Teshome Shunde Hamito.

Labada dhinac waxa ay caddeeyeen in ay ka goโ€™an tahay sii xoojinta arrimaha diblomaasiyadda iyo joogtaynta kulanno wax tar u leh labada dhinacba. Ugu dambayntii, labada dhinac waxa kale oo ay ka wada hadleen in laga wada shaqeeyo arrimaha xagga socdaalka iyo isu-socodka bulshada. Kulanku waxa uu ku soo gabagaboobay guul iyo is-afgarad.

๐€๐‹๐‹๐€๐€ ๐Œ๐€๐‡๐€๐ƒ ๐‹๐„๐‡

๐—๐ฎ๐ฌ๐ž๐ž๐ง ๐€๐š๐๐š๐ง ๐‚๐ข๐ ๐ž (๐ƒ๐ž๐ฒ๐ซ),
๐€๐Ÿ๐ก๐š๐ฒ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this