Deeq A. Posted Saturday at 09:19 PM Kooxda Xuutiyiinta Yemen, ayaa dhowr gantaal ku weerarray bartilmaameedyo kala duwan oo ku yaalla gudaha Israa’iil, iyadoo ciidanka Israa’iil ay ku andacoonayaan in dhammaan laga hortagay gantaallada Xuutiga. Source Share this post Link to post Share on other sites