Sign in to follow this  
Deeq A.

Israa’iil oo qorshaynaysa inay weerarto IRAN

Recommended Posts

Deeq A.   

Saraakiisha sare ee Iran , ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters, inay la socdaan qorshaha Israa’iil ay ku doonayso inay ku weerarto Iran, haddii xataa heshiis la xiriira barnaamijka nukliyeerka ay gaaran Mareykanka iyo Iran.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this