Deeq A. Posted Saturday at 11:48 AM Colaada deegaanka Ceel-Afweyn oo soo taagnayd mudo dheer ayaa suurto gashay in si nabad ah oo walaaltinimo ah lagu soo afjaro iyada oo xukuumadda uu hogaaniyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro in ay maanta nadiib u yeelato in ay goob joog ka noqoto in colaadaasi la soo afjaray oo si nabadgalyo ah maabta gacmaha la iskugu qabsday. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites