Sign in to follow this  
Deeq A.

Mustaqbalka siyaasiyiintii iyo Garaadadii

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20250225-WA0015.jpg

MUSTAQBALKA SIYAASIYIINTII IYO GARAADDADII Sool clan EE LAASCAANOOD DAGAALKA KA RIDAY.

Laascaanood oo nabad ah dhismaysa oo uu ka jiro nidaam dhamaystirani ayay shir ku qabsadeen laascaanood oo ay u soo daayeen maamulkii dawladdu iyagoo filayay shirka intaas leeg inay nabadi ka soo baxayso nasiib darro waxa ka soo baxday GALA DAGAALKA iyo laascaanood oo uu dhiig badani ku daatay qormadan waxaan ku soo qaadanayaa mustaqbalka madoaw ee INA KHALIIF kaas oo ah mid if iyo aakhiroba seegay, C/khaliif waa dadkan la yidhaahdo AMUUMAHA aqoon badan ma laha maanta wuu godobaysanayay maaha nin ku noolaankaraya s/Land oo waxa ku xeeran dunuubtii uu geystay sidaas awgeed isagiyo intii laascaanood gubtay waxa dul taal xisaabtii ilaahay oo dhamaystiran ifka murugo aakhirona xisaab, garaaddada dhulbahte iyo siyaasiyiintan xasan shiikh miiciin biday waa nin qaawani biyo iskama dhawro, waa halka keliya ee ay is leeyihiin waad ku noolaan kartaan XAMAR Waayo waxay galeen jariimad weyn iyo guul darro taariikhiya oo ay ku baabi’iyeden dhulkoodii.

S/land itaalkeeda dadka reer laascaanood waxba ka hagranmaysi nasiibdarrose waxay tahay meeye waxgaradkii Sool clan reerku miyaanuu cid kale lahayn

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this