Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxaabiistii Puntland ee la sii daayay oo sheegay in Somaliland si gobonimo leh ula dhaqmi jirtay

Recommended Posts

Deeq A.   

Screenshot_20250430_153453_Chrome.jpg

Maxaabìstii Puntland ee maanta ay Somaliland sii daysay ayaa markii ay Garowe ka gaadheen ayaa si balaadhan halkaasi loogu soo dhaweeyay.

Maxaabiista oo ka hadlay dareenkooda ayaa u mahad naqay xukuumadda iyo shicibka Somaliland iyaga oo ka sheekeeyay sidii gobanimada ahayd ee loola dhaqmay xiligii ay ku xidhnaayeen Somaliland iyaga oo sheegay in ay u gacan galeen dad gob ah oo si fiican oo walaalnimo ah noola dhaqmaayay intii aanu xagaasi joognay ee ay na hayeen.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this