Sign in to follow this  
Deeq A.

Firdhiye wax uu yidhi 3 Batalyan oo ciidan ah baanu haynaa

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20250225-WA0015.jpg

GUDOOMIYAHA SUWEETO (LAASCAANOOD) FIRDHIYE WUXUU YIDHI SADDEX BATALYAN OO MAXAABIIS AH AYAANU HAYNAA.

Sida aan ka warqabno maxaabiistii ay qabteen waxaynu daawanaynay iyagoo googoynaya, oo indhaha ka soo saaraya ilkaha ka qubaya oo gawracaya, 180 ka mida ah waxa kaxaystay cabdi madoobe iyo jaamac baadi (gala Dagaalka) waanay laayeen,waxay ku aasanyihiin xabaal wadareedyo ku yaal aagga SAAXDHEER waa denbiileyaal dagaal dhammaantood aqoonyahanka s. Land waa inay dabagalaan oo caddaaladda la hor keeno.

Garaaddada iyo siyaasiyiinta Sool clan ee laascaanood burburiyay waa DHAGARQABEYAAL waxa dul taal xisaabtii ilaahay oo dhamays tiran

Firdhiye iyo dadka meesha ku hadhay way waalanyihiin xalay wuxuu yidhi saddex BATALYAN ayaanu haynnaa waana laga rabaaye ha keeno waa saddex kun oo nin in ka badan ee yaan la waayin.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this