Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Somaliland oo amar ku bixisay in gebi ahaanba la joojiyo Niistii laga rari jirey gobolka Selel ee la geyn jirey dalka Jabuuti.

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Somaliland ayaa amar ku bixisay in gebi ahaanba la joojiyo Niistii laga rari jirey gobolka Selel taas oo la geyn jirey dalka Djibouti.

Warqad uu ku saxeexnaa agaasimaha guud ee Wasaraaddaas Shucayb Cismaan Maxamuud ayaa lagu joojiyey in Niis dambe la geeyo waddanka Djibouti.

1000031721.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this