Deeq A. Posted April 21 Pope Francis ayaa ku dhintay da’da 88 jir, sida ay shaacisay Kaniisadda Vaticanka. Cardinal Jorge Mario Bergoglio ayaa loo doortay inuu hoggaamiyo kaniisada Katooliga bishii Maarso ee sanadkii 2013-ka ka dib markii uu xilka ka degay ninkii isaga ka horeyay ee Pope Benedict XVI. Source Share this post Link to post Share on other sites