Sign in to follow this  
Deeq A.

Shiinaha oo shuruud ku xidhay inuu wada-hadal la galo Mareykanka

Recommended Posts

Deeq A.   

Shiinaha ayaa shuruud ku xidhay inuu wada-hadal la xiriira arrimaha ganacsiga oo meesha looga saarayo canshuuraha badeecadaha la galo Mareykanka , sida ay ku warrantay shabakadda Bloomberg, oo sheegtay shuruudaha Shiinaha inay ku jiraan inay saraakiisha Mareykanka joojiyaan hadallada gafka ku ah Shiinaha ee ay warbaahinta la wadaagayaan, Mareykanka inuu qaado cunaqabateynta shirkadaha Shiinaha iyo inuu wax ka beddelo siyaasadiisa uu kula macaamilayo Taiwan, tallaabooyinkan haddii uu qaado Mareykanka wuxuu Shiinihu xaqiijiyay inay wada-hadli karaan Trump iyo Xi Jinping.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this