Sign in to follow this  
General Duke

181..New Somali Police cadets graduate .. Kenya

Recommended Posts

Nairobi: 181 Boolis Soomaaliyeed oo dhamaystay tabobar 3 bilood u socday.

Wednesday, July 05, 2006

 

Nairobi(AllPuntland)- Kooxdii ugu horaysay oo ka tirsan booliska Soomaaliya ayaa tabobar Saddex bilood socday ugu soo gabo gaboobayaa dalka Kenya.

 

Tobobarkan ayaa waxaa uga harsan Todobo bari oo kaliya ciidanka booliska , waxaana tabobarkan bixinaya saraakiil ka tirsan dawladda Kenya.

 

Saraakiisha tabobarku u soo xirmayo ayaa tiradoodu gaaraysaa 181 askari , oo loo xushay inay noqon karaan ciidanka booliska ee Soomaaliya.

 

Ciidankan ayaa laga keenay bishii April magaalada Baydhabo , aydoo tabobarku uga socday xero lagu magacaabo Manyani Kenya Wildlife Service (KWS) Training Camp.

 

Askartan oo si rasmi ah u qalin jabinaya todobaad kadib, waxaana lagu abaal marinayaa shahaadooyin inay dhammaysteen 3 bilood oo tabobar ah ayadoo si gaar ah loo barayay xirfadaha ilaalinta dadwaynaha.

 

Saraakiil ka tirsan booliska Kenya ayaa sheegay in ujeedada laga leeyahay tabobarkan ay tahay in lasoo saaro ciidan boolis oo tayo leh oo ka qayb qaadan kara xasiloonida dalka.

 

Qorshaha dawladda ayaa waxaa ku jira in la dhiso ciidan boolis oo tiradoodu gaarayso 12,000 oo askari , ayadoo deegaanka Carmo dhawaan tabobar loogu soo gabo gabeeyay 154 askari oo 19 haween tahay.

 

Source: Xinhua

CCC Farayaamo

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
QANCIYE   

I hope they didn't teach them the corruption shidh. If so, they'll be collecting empty pockets with cockroaches.

 

On serious note: it is good to see such positive news on that region.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this