Sign in to follow this  
Alle-ubaahne

Time to contribute financially to the UIC cause!

Recommended Posts

Waa inaan meesha ka kacnaa oo aan dirnaa wixii lacag ah oo la haayo, si aan diinta ilaahey u difaacno. Dadka meeshan jooga waa iska hadlaan, laakiin waxaa loo baahan yahay dadka Muslimiinta ah iney muujiyaan damiirkooda Islaamnimo ee ku aadan sidii diinta loo taageeri lahaa maal iyo dhaqaalo.

 

Arintaan waa mid muqadas ah oo aad ugu soo laablaabato markii laga hadlaayo Quraanka iyo Qadiyada lagu koryeelayo shareecada Islaamka iyo in cadowgeeda la jabsho.

 

Hala baqiiltamin lacagtaada, oo ilaahey amaah fiican u hormarso, insha-Allah.

 

Guul Islaam iyo Jabka cadowga waa dhowdahay!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yeah right.Hadii aad lacag direesid,why don't u start with ur starving ilmo adeero or uncles in qalaafe or the ones hada daadka qaaday?Caku iyo wadaad kusheeg, surwaalgabnimada kudarsaday maskax gaabni.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this