Deeq A. Posted March 2, 2025 Beeraleyda deegaanno ka tirsan gobolka Awdal ayaa khasaara xoog leh uu kasoo gaaray dab gubay guryo ay ku noolaayeen iyo dalagyadii ay ku tabceen beerahooda. Dadkaasi oo la hadlay VOA-da ayaa sheegay in dabkaasi oo aan la garaneyn cidda hursay uu muddo todobaad ah guryahooda gubaaye, khasaare badanna geystay . Haashim Shekh Cumar oo la kulmay dadka dhibku soo gaaray ayaa warbixintan ku eegaya. 2663b4ad-c7d9-48c7-061b-08dd4a817621_32k Qaran News Share this post Link to post Share on other sites