Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Xukun

Recommended Posts

That is both a unique and beautiful name, isn't it?

 

Yes, it is a real name. It belonged to a victim of today's latest incomprehensible Muqdisho war.

 

He was shot by a deliberate sniper -- he was opening a window, on a second floor of a two-story house. [Perhaps he needed a fresh air, perhaps it was his curiosity that got him to see who was fighting whom since the intense fighting literally was taking place right on their front gate.]

 

Somehow, the sniper didn't even allow him to open the window fully. He was immediately head-shot after opening one window.

 

My sister's house -- as is my grandmother's and aunt's houses, who all happen to live in three triangle homes across from one another -- was located at xaafada Taleex, facing the long Carwada wall, just on the right block of former warshada kookada. [Those who know well xaafada Taleex ayaa si fiican u garanaayo waxaan ka hadlaayo.]

 

The victim, Xukun, who was a young man attending Muqdisho University, preparing his final exams, waxaa korsaday walaasheey since 1988, since his boyhood. He was a nephew of her husband; he also was both rajo and agoon, since both of his waalid geeriyoodeen dagaaladda sokeeye kahor.

 

From a dhibloow boy to an upright young man. I vividly remember him -- when I went to Xamar in 2003, I couldn't believe he was the same Xukun at all, quite completely becoming a genuine, respected man.

 

Perhaps he could've been saved, perhaps tiisa ayaa soo gishay finally, laakiin dhiigbax ayuu u dhintay. Waxa iga yaabiye to ilaa daqiiqadaan is the sniper deliberately and intentionally targeted him, [and it could have been any person, a boy, a girl, a woman, anyone who've opened that fateful window] for there was no enemy fire whatsoever from that side. Waxa kale iga yaabiye isbitaalka Madiina markii la geeye, by a nephew of mine and another person, hoobiye and other hub kale kas loo soo gamaayo ayaa kusoo dhacaaye agagaarka isbitaalka. Xaasidnimo heerkaas ayee gaareen dadkaan dagaalamaayo oo xataa dadkii hubkooda ku dhaawacmay isbitaalka ugu fakan la'. Isbitaalkii danta guud ee kaliya shaqeynaaye ayaa hoobiye lala dhacaaye the whole day.

 

Gabalka ayaa ugu dhacay my nephew and yarkii kale qaaday marxuumka because qofkii isbitaalka kasoo dhaqaaqo sniper meel ee joogaan aadan ogeyn ayaa shiishaayo. Hadii isbitaalkiina lagu jiro hoobiyo ayaa korkooda ama geeskooda ku dhacooyo. Dadkii markaas ayee isku daba yaaceen, waxee sameyaan garan waayeen, argagax. Qoraxda ayaa saas ugu dhacday. Dhaqaatiirtii awalba iska yaraa see ku yimaadaan ayee waayeen.

 

Dadkana ma qaxi karaan, because jidadkii Xamar ka bixi jiray dhan dhamaantood dagaal ama waa wada xiran yihiin. Jidka Afgooye aado ayaa ugu caansan kaasna inta la gaarin Lambar Afar in la maro waaye ama dhanka Digfeer, meelahaas oo dagaal ka wada socday. Dhexdiina jidgooyo weyn ayaa taalo, aaga Lafoole. Same with northern exit, oo another dagaal ayaa ka socdo meesha Balcad iyo Jowhar laga aadaaye. Jidka Dayniile asagana waa xiran yahay oo dhufeys la iskugu jiraa, kii Jasiira asagana saas camal. Intee ka baxaa meel alle ayaan maqli jiray, rayidkii ayaa sidii xoolaha camal loogu ciyaaroyaa inta dhexda la gishtay. Dadkaan awood raadiska ah yee xukumi doonaan hadeeba dadkii dhan wada tirtiraan.

 

Xukun iyo intii kale waxba galabsan dagaaladaan iska soo dabanoqonaayo ku geeriyooday Eebbe ha u naxariisto dhamaantood. Xaqdarada maanta socoto maalin ayaa la isla xisaabtami doonaa, maalintee ahaataba.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this