Sign in to follow this  
XOG-ogaal

Dagaal Qaraar Oo Dhexmaray Ciidamada Eritreya Iyo Kuwa Itoobiya

Recommended Posts

Wararka ka imaanay xuduuda dagaal ee Itoobiya iyo Eritreya ayaa sheegaya in halkaas uu ka qarxay dagaal kulul maalinkii Jimcaha ahaa. Dagaanka Tsorona oo ay isku horfadhiyeen labada ciidan ayaa waxa ka dhacay dagaal culus oo aan wali la ogayn qasaarihiisu inta uu le'eg yahay. Dhamaan ciidamadii Itoobiya ka joogay xuduuda Eritreya ayaa loosoo qaaday gudaha Somaliya, mana jiraan ciidamo xoog leh oo Itoobiyan ah oo halkaas jooga.

 

Dagaalkaan ayaa la isku adeegsaday madaafiicada goobta ee labada ciidan, Dowladda Maraykanka ayaa horay ugu hanjabtay dowladda Eritreya haddii ay isku daydo inay dib u qabsato dhulkeeda inta ciidamada Itoobiya ay ku maqan yihiin Somaliya. inkastoo maalintii saraakiil ka tirsan waaxda difaaca ee Ethiopia ay kala hadleen Mrs.Ferzer xaaladaha ku soo kordhay Soomaaliya iyo ereteya, Lama garan karo in dagaalka ay bilowday dowladda Eritreya oo ay iska dhagatirtay hanjabaada Maraykanka iyo in uu ahaa shil yar oo dhacay. Wixi warar ah ee kasoo kordha dagaalkaas kala socda bogaan Eritrea-Ethiopia Battle Resumes in Tsorona

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this