Sign in to follow this  
Deeq A.

Labada gole ee BJFS oo ansixiyay miisaanadda dowladda ee sanadka 2025-ka

Recommended Posts

Deeq A.   

Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si wadajir ah u ansixiyay qoondada miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2025 oo dhowaan ay golaha wasiiraddu meel-mariyeen.

Miisaaniyaddan oo ah middii ugu badnayd abid ayaa gaaraysa $1,359,714,328, waxaa ogolaatay in la ansixiyo 172-Xildhibaan, laba Xildhibaan ayaa diiday, hal Xildhibaanna waa uu ka aamusay.

Miisaanadda dowladda iyo dakhliga gudaha ayaa sanadkan aad u kordhau sida uu horay u sheegay wasiirka maaliyaddu, waxaana qoondadan inteeda badan loo adeegsan doonaa arrimaha nabad-gelyada iyo hormarinta adeegyada.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this