Deeq A. Posted October 20, 2024 Cabdirahmaan Ducaale – Bayle iyo aqoonyahan uu hogaaminaayo oo ka soo jeeda Gobalka AWDAL ayaa maanta shaaciyey inuu si rasmi ah ugu biireen xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI . Dr . Bayle waxuu sheegay in saami qeybsiga reer Awdal ka cabanayaan ay xisbiga WADDANI uu ka gudoomay inuu wax ka qabto . Sidoo kale Waxaa uu cadeeyey Dr Bayle in Cabdiraxmaan Cirro yahay shaqsiga maanta Somaliland bad baadin kara , marxaladan ay ku jirtana ka saari kara Qaran News Share this post Link to post Share on other sites