Sign in to follow this  
xiinfaniin

GAROOWE : Pland Isims meet with Authorities in Goroowe!

Recommended Posts

GAROOWE : War Deg-Deg ah : Kulan albaabadu u xiran yahay oo iminka ka socda madaxtooyada Garoowe oo ay leeyihiin Golaha Xukuumada Puntland iyo Issimadii ka soo laabtay dalka Jabuuti

Posted to the Web Oct 18, 18:50

 

 

Garoowe:-Waxaa iminka Madaxxtooyada Puntland ee Garoowe ka socda Kulan albaabadu u xiran yahay oo ay leeyiin Xubno ka tirsan Golaha Xukuumada Puntland oo uu horkacayo M/kuxigeenka Puntland Xassan Daahir Af-qurac iyo Issimadii dhawaan ka yimid dalka Jabuuti kaa soo Issimadu warbixin ku saabsan safarkooda dalka Jabuuti ay halkaasi ka akhrin doonaan.

 

Kulankan oo ah mid albaabadu u xiran yahay ayaa waxaa loo diiday in ay Saxaafadu ka qaybqaadato sidoo kale waxaa laga saaray dhammaan masuuliyiintii iyo saraakiisha ka tirtan maamulka Puntland iyo martisharafta ka soo qaybgashay kadib markii ay Issimadu codsadeen in ay la kulmaan oo kaliya Golaha Xukuumada si ay halkaasi ay warbixin u dhiibaan.

 

Issimada ka yimid dalka Jabuuti waxaa ka mid ah Suldaan Siciid Maxamed Garaase , Beeldaaje Cali Faarax , Ugaas C/laahi iyo Caaqil C/wahaab Maxamuud Guray , waxaana beryahaan deegaamada Puntland si wayn looga hadalhayay ujeedada safarkooda dalka Jabuuti ee iminka , waxaana laga bixiyay tafaasiilo aad u badan , hase ahaatee caawa ayaa war wadajir ah ay soo saarayaan Maamulka Puntland iyo Issimadu oo ku aadan safarka Issimada ee dalka Jabuuti.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Interesting. This comes at a time when the Islamic Courts are in emergency contact with Ugaas Cumar Ugaas Xirsi of Gedo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

There is a drive to maintain peace throughout Somalia and in the Diaspora. The warmongers in Baydhabo will not succeed IA! Ethiopia is pushing us toward another civil war to retain its control. Majority of Puntlanders are not happy with Cadde’s policy of supporting warlord Qaybdiid! The good Ugaas of Gedo counseled against Barre’s march for war in Jubbada-dhexe! Voices of reason are being heard in Somaliland. And Geedi and the old man are finding difficulty to take us back in time and reverse the gains of the last few months.

 

All of these^^could be a positive read from my side but I have a feeling that shackles of fear and mistrust are being broken [edit] as we speak by brave men...May they succeed in thier effort!

!

Share this post


Link to post
Share on other sites

And Allah's forces will always be the upper hand, even if those negotiations will not work.

 

Islam in Somalia is two-bladed, and it cuts each side for the interest of all Muslims.

 

We will previal, insha-Allah, and I will become among the good leaders of the Islamic Courts of Somalia, only if they give me a little department, for example, the department of Marriage and Divorce.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

Originally posted by Alle-ubaahne:

And Allah's forces will always be the upper hand, even if those negotiations will not work.

 

Islam in Somalia is two-bladed, and it cuts each side for the interest of all Muslims.

 

We will previal, insha-Allah, and I will become among the good leaders of the Islamic Courts of Somalia, only if they give me a little department, for example, the department of Marriage and Divorce.

:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this