General Duke Posted April 13, 2007 Ra'iisul Wasaare Geedi iyo wafdigiisa oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho Wafdi uu hogaaminayo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka kmg ee Somalia Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Caasimada ah ee Muqdisho Wafdi uu hogaaminayo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka kmg ee Somalia Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Caasimada ah ee Muqdisho waxaana halkaasi si weyn ugu soo dhaweeyey qaar ka tirsan labada gole ee dowlada federaalka. Ra'iisul Wasaare Geedi ayaa mudo afar maalmood ah hawlo shaqo u joogay magaalada Boosaaso oo ay kusugnaayeen madaxda Maamul goboleedka Puntland oo kulamo iyo u kuurgalid xaaladaha Garoonka diyaaradaha iyo Dekada kusoo kala bixiyey halkaasi waxaana uu safarkii Prof. Geedi uu ku sheegay inuu kusoo dhamaaday mid guul ah. Prof. Geedi oo kulamo kala gooni gooni ah la yeeshay ganacsatada iyo maamulka Puntland kala hadlay arrimaha Cashuuraha dowlada Federaalka iyadoo dhamaan la isla afgartay, sidoo kale Ra'iisul Wasaaraha soo xiray Tababar ay qaadanayeen saraakiil sare oo loogu talo galay in ay casharo siiyaan maleeshiyo laga soo uruuriyey gobolada Dalka si ay u noqdaan Booliis suga nabad galyada taasoo maalgalinteedu ay leeyihiin hay'adaha Qaramada Midoobay ee UNDP. Soo laabashada Ra'iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa wasiirada ka dib ayaa kulan waxay wada yeesheen Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf taasoo ay warbixino kala qaadanayeen. Dib usoo laabashada Ra'iisul Wasaare Geedi ayaa kusoo beegantay xili dagaalo goos goos ah ay ka socdaan magaalada Muqdisho waloow ay maanta deganayd magaalada Muqdisho balse maalmihii tagay ay socdeen dagaalo la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala gadisan Mohamed Siidi Carmooyin.com Muqdisho Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 13, 2007 Who took young man's sword yaa Duke? Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted April 13, 2007 are those short sleaved suits tailor made? Quote Share this post Link to post Share on other sites
XOG-ogaal Posted April 13, 2007 war nin yahow muxuu dhaga bakaylahaa picture wal ugu jira ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted April 13, 2007 Geedi loughing and Yey loling while thinking deep of his strategy. I bet Yey made this joke that made them all bust loughing, something like "Waar waanu layn doontaa Somalilandtaan"... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted April 13, 2007 are those short sleaved suits tailor made? loooooooooooool@ that transcends: ninkaan anaga majeclin Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 13, 2007 Who's the man with the plastic chair? Seriously! Quote Share this post Link to post Share on other sites
XOG-ogaal Posted April 13, 2007 another calooshiis u shaqayste Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted April 13, 2007 ^^a pm who doesnt look the part, ahh but he was a vet which explains the short sleaves ma dameer ayu opareeshimaya? waamaxay qacmaha gaabani? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted April 13, 2007 The picture speaks volumes. Start with the militia man standing behind Geedi.His Posture is very unpresidential like escorts(Guards),He looks shabby & bewildered. The President's pose & body language says alot: He seems uneasy & scared.(looking over his shoulder); He seems to be in this fitishaari 90% of all his photos as well. Geedi's smile shows his cluelessness about the whole scenario. The furniture selection looks like a fake photo-op arranged haphazardly to show normalcy @Villa Somalia. Moreover it shows,the lack of funds available for basic office management; A plastic chair & a dirty brown four legged stool that looks like it was borrowed from a biibito. :eek: Oh well.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 13, 2007 ^^Did you recognise the man with the plastic chair though yaa Faarax. xox ogaal, name the man if you know him...he's quite distinct. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted April 13, 2007 Originally posted by xiinfaniin: ^^Did you recognise the man with the plastic chair though yaa Faarax. . Garan Mayo nacala abuuga, he looks like one those late 90s former Warlords,Osman Caato didnt look like this? Did he? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted April 13, 2007 Cali Giire Ismaciil...an MP....and was a XHKS representatives in Jamaada Ummada Soomaliyed (JUS) during 'Kacanka' period. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 13, 2007 Aaah, another Puntlander,that is. My initial hunch was wrong then. I thought he was Ina Aydiid's replacement---Gacmadheere! Thanks Juje! ps--i dont think this man is big in Puntland politics, he must be one of those handpicked for thier level of loyalty to the old man. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted April 13, 2007 Guulwadaha gadaal taagan dhaxan inay hayso ayaad umalaynaysaa. Waxaa lagayaabaa inuusan wax cunin maalinkaas oo dhan Quote Share this post Link to post Share on other sites