Sign in to follow this  
Muruqmaal

Qabqablayaasha ****** iyo xamar cadey..?

Recommended Posts

Fikirkaaga ka dhiibo ma kula muuqata qabqablaaysha ****** ee 14 sano isbaaraha u dhigtay shacabkooda inay maanta nabad doonayaan inay xamar ku soo dabaalaan ma aniaga waalan mise cadan baa laga heysayaa. 14 sano ayay isbaaro u taalay oo ku taajireen maxay uga baahan yihiin dowlad nin kasto airbor buu haystaa iyo taked ma kula tahay inay bixinayaan oo dowladu ku wareejinayaan......

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Ok..! Hadeysan ayaga nabada keniin, yaad ka sugeysa marka? Mise waxaad istiiri C/llahi Yusuf oo cidama xabashi wata aya nabad kuso dabali kara Xamar...

Sadambe ayaad wax garan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this