Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Hargeisa: More Arrested

Recommended Posts

SDWO (Hargeisa 01/08/07) Shalay gelnkii hore ayaa ciidan lagu sheegay CID-du suuqa ka taxabeen laba masuul oo kale oo loo xidhay isla sababtii ururka Qaran iyo taageeradiisa.

 

Labad nin ee la xidhay ayaa magacyadoodu kala yahiin Maxamed Cabdi Jibriil iyo Caaqil Cabdiraxmaan Dudo. Labada oday waxa la hubaa in ay ciidanka CID-du kaxaysteen lamana garanayo meel la geeyay, xataa saldhigyada kuma jiraan. Sidaa waxa yidhi xildhibaan Jaamac Xasan Aadan oo ka mid ah golaha wakiilada Somaliland. Xildhibaanka oo la weeydiiyay waxa uu kala socdo xadhigooda ayaa noo sheegay in aany jirin cid ka war qabtaaba , danebi ay galena aanu ogeyn, isaga oo taa ka hadlayana waxa uu yidhi labada nin waa laba nin oo waaweyn oo masuuliyiin ah denbi ay galena ma garanayo. Xildhibaanku waxa uu ku soo gudnaanday hadalkiisa waxa qudha ee loo malaynayo in loo xidhay waa taageerada ururka Qaran.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this