Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland parliament speaker meets his Swedish Colleague pics

Recommended Posts

KulanTaarikhiya Gudomiyaha Barlamanka S-Land Iyo Dhigiisa Dalka Sweden

 

b-sw1.JPG

 

Stockholm(TVSLE)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane Abdirahman M Abdillahi(Cirro) ayaa maanta oo bishu tahay 2 february lagu qaabilyey Baarlamaanka Sweden.

 

Gudoomiye Cirro waxa qaabilyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg oo si wacan u maamuusan u qaabiley Mudane Cirro. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg waxa uu Gudoomiye Cirro u sheegay in uu ku faraxsanyahay inuu qaabilo wefdiga uu hoggaaminayo Mudane Abdirahman M Abdillahi.

 

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland waxa weheliyey kulankaas Xildhibaan Ibrahim Mahdi Buubaa iyo Wakiilka Somaliland ee Sweden Mudane Eidarus Sh Adan. Mudane Cirro waxa uu warbixin ku saabsan Barlamaanka Somaliland iyo geedi socodka dimuqraadiyada siiyey Gudoomiye Per Westerberg.

 

Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden waxa uu sheegay in uu ku farxsanyahay horuumarka fiican ee ka socda Somaliland. Taasina ay tahay mid la dhiiri geliyo. Waxca uu Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudaane Per Westerberg ku ballan qaaday in uu ka shaeqeyn doono sidii aqoon isweydaarsi loo sameyn laha ku saabsan labada Gole.

 

Booqashada uu Gudoomiye Cirro iyo xildhibaan Ibrahim Mahdi Buuba ay ku tageen dalka Sweden waxa ka dembeeyey casuumad ka timi Baarlamaanka Sweden. Intaaney labada gudoomiye kulmin waxa uu Gudoomiye Cirro la kulmey madax ka socota Gudida Distoorka ee Barlamaanka Sweden. Halkaas oo looga waramey sida ay Gudiyada Baarlamaanku u shaqeeyaan guud ahaan, khaastana Gudida Distoorka.

 

Gudoomiye Cirro intaa uu booqashada rasmiga ah ee uu ku joogo Sweden waxa uu la kulmi doona madax ka socota Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Sweden. Waxa kale oo uu booqan doona Gudida Dorashada ee Sweden (Swedish Election Authority).

 

Waxa kale oo maalinta jimcaha5 february ka dhici doona Baarlamaanka Sweden siminaar ku saabsan doorashada Madaxweynaha ee soo socota. Siminaarkaasna waxa ka soo qeybgeli doona madax ka socota Arrimaha Debedda ee Sweden iyo Xildhibaano ku jira Baarlamaanka Sweden iyo Hayaddo u hadla xuquuqda Aadamaha.

 

Booqashadan Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somalialnd uu ku joogo Sweden waa mid taariikhi ah. Waa markii ugu horeysay ee Gudoomiye Cirro lagu qaabiley heerka ugu sareeya. Taasina waxa ay tuseysa in Dawladda Sweden iyo Baarlamaanka Sweden ay rabaan in ay wax la qabsadaan Baarlamaanka iyo shacbiga Somaliland.

 

b-Sw.jpg

 

 

published on Tuesday, 2 February 2010

Source: tvsle

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo la kulmay Gudoomiyaha Barlamaanka Sweden

Written by Qarannews

Feb 03, 2010 at 08:19 AM

Sweden,(Qaran News)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane Abdirahman M Abdillahi(Cirro) ayaa maanta oo bishu tahay 2 february lagu qaabilyey Baarlamaanka Sweden. Gudoomiye Cirro waxa qaabilyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg oo si wacan u maamuusan u qaabiley Mudane Cirro. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg waxa uu Gudoomiye Cirro u sheegay in uu ku faraxsanyahay inuu qaabilo wefdiga uu hoggaaminayo Mudane Abdirahman M Abdillahi. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland waxa weheliyey kulankaas Xildhibaan Ibrahim Mahdi Buubaa iyo Wakiilka Somaliland ee Sweden Mudane Eidarus Sh Adan. Mudane Cirro waxa uu warbixin ku saabsan Barlamaanka Somaliland iyo geedi socodka dimuqraadiyada siiyey Gudoomiye Per Westerberg. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden waxa uu sheegay in uu ku farxsanyahay horuumarka fiican ee ka socda Somaliland. Taasina ay tahay mid la dhiiri geliyo. Waxca uu Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudaane Per Westerberg ku ballan qaaday in uu ka shaeqeyn doono sidii aqoon isweydaarsi loo sameyn laha ku saabsan labada Gole.

 

Booqashada uu Gudoomiye Cirro iyo xildhibaan Ibrahim Mahdi Buuba ay ku tageen dalka Sweden waxa ka dembeeyey casuumad ka timi Baarlamaanka Sweden. Intaaney labada gudoomiye kulmin waxa uu Gudoomiye Cirro la kulmey madax ka socota Gudida Distoorka ee Barlamaanka Sweden. Halkaas oo looga waramey sida ay Gudiyada Baarlamaanku u shaqeeyaan guud ahaan, khaastana Gudida Distoorka.

 

Gudoomiye Cirro intaa uu booqashada rasmiga ah ee uu ku joogo Sweden waxa uu la kulmi doona madax ka socota Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Sweden. Waxa kale oo uu booqan doona Gudida Dorashada ee Sweden (Swedish Election Authority). Waxa kale oo maalinta jimcaha5 february ka dhici doona Baarlamaanka Sweden siminaar ku saabsan doorashada Madaxweynaha ee soo socota. Siminaarkaasna waxa ka soo qeybgeli doona madax ka socota Arrimaha Debedda ee Sweden iyo Xildhibaano ku jira Baarlamaanka Sweden iyo Hayaddo u hadla xuquuqda Aadamaha.

 

Booqashadan Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somalialnd uu ku joogo Sweden waa mid taariikhi ah. Waa markii ugu horeysay ee Gudoomiye Cirro lagu qaabiley heerka ugu sareeya. Taasina waxa ay tuseysa in Dawladda Sweden iyo Baarlamaanka Sweden ay rabaan in ay wax la qabsadaan Baarlamaanka iyo shacbiga Somaliland.

 

 

Mohamed Abdillahi Hassan

 

Freelance journalist Stockholm Sweden

Share this post


Link to post
Share on other sites

KulanTaarikhiya Gudomiyaha Barlamanka S-Land Iyo Dhigiisa Dalka Sweden

 

 

Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden waxa uu sheegay in uu ku farxsanyahay horuumarka fiican ee ka socda Somaliland. Taasina

 

Stockholm(GNS)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane Abdirahman M Abdillahi(Cirro) ayaa maanta oo bishu tahay 2 february lagu qaabilyey Baarlamaanka Sweden.

 

Gudoomiye Cirro waxa qaabilyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg oo si wacan u maamuusan u qaabiley Mudane Cirro. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg waxa uu Gudoomiye Cirro u sheegay in uu ku faraxsanyahay inuu qaabilo wefdiga uu hoggaaminayo Mudane Abdirahman M Abdillahi.

 

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland waxa weheliyey kulankaas Xildhibaan Ibrahim Mahdi Buubaa iyo Wakiilka Somaliland ee Sweden Mudane Eidarus Sh Adan. Mudane Cirro waxa uu warbixin ku saabsan Barlamaanka Somaliland iyo geedi socodka dimuqraadiyada siiyey Gudoomiye Per Westerberg.

 

Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden waxa uu sheegay in uu ku farxsanyahay horuumarka fiican ee ka socda Somaliland. Taasina ay tahay mid la dhiiri geliyo. Waxca uu Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudaane Per Westerberg ku ballan qaaday in uu ka shaeqeyn doono sidii aqoon isweydaarsi loo sameyn laha ku saabsan labada Gole.

 

Booqashada uu Gudoomiye Cirro iyo xildhibaan Ibrahim Mahdi Buuba ay ku tageen dalka Sweden waxa ka dembeeyey casuumad ka timi Baarlamaanka Sweden. Intaaney labada gudoomiye kulmin waxa uu Gudoomiye Cirro la kulmey madax ka socota Gudida Distoorka ee Barlamaanka Sweden. Halkaas oo looga waramey sida ay Gudiyada Baarlamaanku u shaqeeyaan guud ahaan, khaastana Gudida Distoorka.

 

Gudoomiye Cirro intaa uu booqashada rasmiga ah ee uu ku joogo Sweden waxa uu la kulmi doona madax ka socota Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Sweden. Waxa kale oo uu booqan doona Gudida Dorashada ee Sweden (Swedish Election Authority).

 

Waxa kale oo maalinta jimcaha5 february ka dhici doona Baarlamaanka Sweden siminaar ku saabsan doorashada Madaxweynaha ee soo socota. Siminaarkaasna waxa ka soo qeybgeli doona madax ka socota Arrimaha Debedda ee Sweden iyo Xildhibaano ku jira Baarlamaanka Sweden iyo Hayaddo u hadla xuquuqda Aadamaha.

 

Booqashadan Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somalialnd uu ku joogo Sweden waa mid taariikhi ah. Waa markii ugu horeysay ee Gudoomiye Cirro lagu qaabiley heerka ugu sareeya. Taasina waxa ay tuseysa in Dawladda Sweden iyo Baarlamaanka Sweden ay rabaan in ay wax la qabsadaan Baarlamaanka iyo shacbiga Somaliland.

 

Mohamed Abdilahi Hassan

Freelance Journalist

Stockholm Sweden

Eidarusadan@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo la kulmay Gudoomiyaha Barlamaanka Sweden, Daawo

Written by Qarannews

Feb 03, 2010 at 08:19 AM

 

 

Sweden,(Qaran News)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane Abdirahman M Abdillahi(Cirro) ayaa maanta oo bishu tahay 2 february lagu qaabilyey Baarlamaanka Sweden. Gudoomiye Cirro waxa qaabilyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg oo si wacan u maamuusan u qaabiley Mudane Cirro. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg waxa uu Gudoomiye Cirro u sheegay in uu ku faraxsanyahay inuu qaabilo wefdiga uu hoggaaminayo Mudane Abdirahman M Abdillahi. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland waxa weheliyey kulankaas Xildhibaan Ibrahim Mahdi Buubaa iyo Wakiilka Somaliland ee Sweden Mudane Eidarus Sh Adan. Mudane Cirro waxa uu warbixin ku saabsan Barlamaanka Somaliland iyo geedi socodka dimuqraadiyada siiyey Gudoomiye Per Westerberg. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden waxa uu sheegay in uu ku farxsanyahay horuumarka fiican ee ka socda Somaliland. Taasina ay tahay mid la dhiiri geliyo. Waxca uu Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudaane Per Westerberg ku ballan qaaday in uu ka shaeqeyn doono sidii aqoon isweydaarsi loo sameyn laha ku saabsan labada Gole.

 

 

Booqashada uu Gudoomiye Cirro iyo xildhibaan Ibrahim Mahdi Buuba ay ku tageen dalka Sweden waxa ka dembeeyey casuumad ka timi Baarlamaanka Sweden. Intaaney labada gudoomiye kulmin waxa uu Gudoomiye Cirro la kulmey madax ka socota Gudida Distoorka ee Barlamaanka Sweden. Halkaas oo looga waramey sida ay Gudiyada Baarlamaanku u shaqeeyaan guud ahaan, khaastana Gudida Distoorka.

 

Gudoomiye Cirro intaa uu booqashada rasmiga ah ee uu ku joogo Sweden waxa uu la kulmi doona madax ka socota Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Sweden. Waxa kale oo uu booqan doona Gudida Dorashada ee Sweden (Swedish Election Authority). Waxa kale oo maalinta jimcaha5 february ka dhici doona Baarlamaanka Sweden siminaar ku saabsan doorashada Madaxweynaha ee soo socota. Siminaarkaasna waxa ka soo qeybgeli doona madax ka socota Arrimaha Debedda ee Sweden iyo Xildhibaano ku jira Baarlamaanka Sweden iyo Hayaddo u hadla xuquuqda Aadamaha.

 

Booqashadan Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somalialnd uu ku joogo Sweden waa mid taariikhi ah. Waa markii ugu horeysay ee Gudoomiye Cirro lagu qaabiley heerka ugu sareeya. Taasina waxa ay tuseysa in Dawladda Sweden iyo Baarlamaanka Sweden ay rabaan in ay wax la qabsadaan Baarlamaanka iyo shacbiga Somaliland.

 

 

Mohamed Abdillahi Hassan

 

Freelance journalist Stockholm Sweden

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo lagu qaabilyey Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Sweden

Written by Qarannews

Feb 04, 2010 at 02:42 AM

Sweden,(Qarannews)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Abdirahman M Abdillahi(Cirro) ayaa bisha 3 february lagu qaabiley Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Sweden. Gudoomiye Cirro waxa qaabiley Marika Fahlen oo ah Ergyga khaaska ah ee Geeska Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Sweden. Waxa kale oo shirkaas goob joog ahaa. Anna Hamrell oo ah Madaxa waaxda Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Debedda, Eidarus Sh Adan Wakiilka Somaliland ee Sweden iyo Xildhibaan Ibrahim Mahdi Bubu.

 

 

CiroSwden7.jpg

 

 

Waxa Ergayga Khaaska ahi ka warantay sida ay Dawladda Sweden u aragto horuumarka fiican ee ka socda Somaliland. Ergaygu waxa ay sheegtay in ay ka qeyb gashey shirkii Madaxweyayaasha Afrika ee dhowaan ka dhacay Addis Abeba, warbixina ayey ka bixisey sida ay Dawladda Sweden u aragto arrimaha siyaasada Geeska Afrika khaastan doorashooyinka ka dhici doona Somaliland, Itoobiya iyo Sudan. Ergaygu kahaaska ahi waxa ay sheegtay in ay Dawlada Sweden si toos ah ula shaqeyndoonta Somaliland arrimaha ku saabsan caawimaada iyo horuumarka Somaliland. Dawladda Sweden iyo adduunweynuhuna waxa ay diyaar u yihiin inay si hoog ah wax ula qabsadaan Somaliland marka ay doorashadu dhacdo ka dib. Gudoomiyaha Golaha Wakiiladuna waxa uu warbixin ku saabsan Somaliland siiyey Wasaaradda Arrimaha Debedda khaastan doorashada soo socota. Gudoomiye Cirro waxa uu u sheegay in ay Axsaabta oo dhami ay hadda heshiis ku yihiin habka doorashadu u dhici doonta iyo in Gudida Doorashaduna si fiican u shaqeynayaan. Wefdi ay hogaamineysay Marka Fahlen, Ergayga Khaaska ahi waxa ay Somaliland tagtey bishii maarso ee 2009. Shirku isafgarad ayuu ku dhamaaday. Gudoomiye Cirro iyo Ergayga Khaaska ahi waxa ay maalinta jimcaha ee bisha 5 february ka qeybgeli doonan siminaar ka dhici doona Barlamaanka Swden oo ku saabsan sidii dimuqraadiyada Somaliland hore loogu marin lahaa. Siminaarkaasna marka uu dhaco kadib ayaa waxa uu ku dhamaaday la idiin soo gudbin doona.

 

Mohamed Abdillahi HassanFreelance Journalist Stockholm Sweden

Last Updated ( Feb 04, 2010 at 02:52 AM )

Share this post


Link to post
Share on other sites

Speaker of the Somaliland Parliament received at the Swedish Foreign Office.

Written by Qaran News

Feb 05, 2010 at 02:51 AM

Stockholm(Qarannews): The Speaker of the Somaliland Parliament, Mr. Abdirahman M. Abdillahi was received at the Swedish Foreign Office in Stockholm on the 3rd of February.

 

 

Speaker Abdillahi met with Ms. Maria Fahlen, special envoy to Africa at the Swedish Foreign ministry and Ms. Anna Hamrell of the Africa desk at the Swedish Foreign office.

 

 

During their meeting Speaker Abdillahi and Ms. Fahlen discussed the current situation in the Horn of Africa, and Somaliland continuing democratic process. Ms. Fahlen who recently attended the AU summit in Addis Ababa, Ethiopia gave a brief presentation of Sweden's focus on the forthcoming elections in Somaliland and Ethiopia, as well as, the historic referendum in Sudan. Ms. Fahlen stressed Sweden continued support to Somaliland in terms of humanitarian, capacity building and democratisation.

Speaker Abdillahi and Ms. Fahlen are expected to participate in a seminar on Africa on Friday, 5th of February. Ms. Fahlen last visited Somaliland in March of 2009.

 

Also attending the meeting were Representative Ibrahim Mahdi Bubu from the Somaliland parliament and Mr.Aidarus Sheikh Aden, Somaliland's representative in Sweden.

 

 

Source Qarannews

 

Last Updated ( Feb 05, 2010 at 06:51 AM )

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo Booqashadiisi Dalka Sweden ku soo Gabogabeyey Siminaar lagaga hadlaa

Written by Ucidmedia

Feb 06, 2010 at 10:43 AM

Stockholm Sweden (Qaran News)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Abdirahman M. Abdillahi(Cirro) ayaa maanta ku soo gunnaanuday booqashadii rasmiga ahayd ee uu maalmahan ku joogay dalka Sweden ka qeybgalid siminaar lagaga hadlayay doorashooyinka soo socda ee Somaliland iyo carqaladaha ka hore imankara "Somaliland forthcoming presidential election and the challenges

 

 

 

 

 

Siminaarkan oo qabanqaabadiisa uu iska lahaa xisbiga Swedish Liberal Party ayaa ka dhacay gurigga baarlamaanka Sweden waxaana ka soo qeebgalay xubno ka kala socda dowlada Sweden, baarlamaanka, haayada xuuquuq admaha ee Amnesty International, ganacsato reer Sweden ah iyo koox kamid ah dadweynaha reer Somaliland ee ku nool magaalada Stockholm.

 

 

 

 

 

Gudoomiye Wakiilada Abdirahman oo ka hadlay siminaarkaas ayaa warbixin kooban ka siiyey dadkii halkaa isuguyimid carqaladihii sanadkii inadhaafay ee 2009 la soo gudboonaaday qabashada doorashada iyo halka ay iminka mareyso xaalada doorashadu. Gudoomiyaha oo arintaasi ka haldaya waxa uu yidhi " murankii doorashada waxa uu somaliland u noqondoona cashar waanay ka faa'idasan doonta si aanay taaso kale mardanbe u dhicin". Gudoomiyihuu mar uu ka jawaabayey su'aal laxidhiidha wakhtiga doorashadu ay dhici doonto waxa uu yidhi " aad baan ugu kalsonahay in ay dhowaan dhici doonto doorashadu. Guddidan cusubi waxay ku daddaalayaan in aanay khaladadkii guddidii hore oo kale aanay sameyn markaa ma doonayaan in ay ka hor dhacaan wakhtiga ay hawlaha ka qabyada ah dhamastirayaan, taasana sababtay in aanay wakhti cayimin iminka".

 

 

 

 

 

Ugu danbeyn gudoomiye Abdirahman waxa uu ku nuuxnuusaday niyadsamida uu u heyo gudidan cusub iyo in ay doorasho xalaalihi dhici doonta dhowaan

 

 

 

 

 

Waxa kale oo iyana ka hadashay siminaarka Marika Fahlen oo ah Ergeyga khaaska ah ee Geeska Afrika ee Wasaarada Arimaha Debedda ee Sweden. Marika waxay sheegtay in dhibaatoyinka la gudboon guddida doorashada ay kamid tahay sidii ay u hannan lahayeen kalsoonida asxaabta iyo wadamada deeqda bixiyaasha ah . Waxa kale oo Marika sheegtay in ay dawladda Sweden ay aad u danay naayso doorashada isla markaana ay gacan ka geysandoonto wixii caawimo ah ee la soo gudboonaada.

 

 

 

 

 

Waxa iyana siminaarka ka hadashay Lena Rösell oo u qaabilsan Swedish Amnesty International qeebta soomalia. Lena waxay sheegatay in ay somaliland aanay ku xadgudbin xuquuda bini aadanka marka la barbardhigo gobalka intiisa kale. Lakiin waxa ay walaac ka muujisay in sanaddadii u danbeyey ay jireyn tacadiyo ay dowladduu kula kacday saxaafada madaxa banaan, arintaasina aanay geedi socodka dimuquraadiyada somaliland u fiicnayn.

 

 

 

 

 

Ugu danbeyntii siminarkaas oo ay dhowr qof oo kale ka hadlayn ayaa ku dhamaaday jawi farxad iyo is afgarada ah.

 

 

 

 

 

Next>

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this