Che -Guevara

Former UNSOM envoy James Swan returns as acting special representative for Somalia

Recommended Posts

James Swan, a quote from his tenure 

"'There should be no partial elections, no parallel processes, and no unilateral actions by Somali leaders."

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xasan Sheekh iyo James Swan si fiican ayay isku garanayaan. Xasan oo Mucarad ah baa u cabaadi jiray James Swan oo ku oran jiray in uusan Farmaajo doorasho rabin, inuu dalka kala jaraayo, inuu Puntland iyo Jubbaland isagu ka gardaran yahay iyo inuu yahay kaligii taliye.

Markaan Xasan iyo Swan baa is arakaya, Swan baa oranaya Xasanoow wixii aad Farmaaje ku sheegi jirtay oo ay u dheertahay Mususmaasuq ba an baa lagugu sheegayaa... Xasan intuu qosluu dhahayaa, xaan yeelaaye...way iga noqotay... Swan, na soo wad, garoowaan ka lug bilaabaynaa

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.