ceelayohoyoo Posted August 8, 2010 What are the casualty numbers? Quote Share this post Link to post Share on other sites
ceelayohoyoo Posted August 8, 2010 Liiska Maxaabiista PL laga Qabtay August 8, 2010 By Axmed Muuse Dheere Ciidamada PL ayaa dagaalkii Hordhac ahaa ee Ay la Galeen Ciidamada Deegaanka Galbeedka Bari ee uu Hogaamiyo Sheekha dalkiisa daacada u ah Sheekh Maxamed Said Atam warar Hordhac ah oo ka soo Baxayaa sheegayaan inay Qabteen 10-Askari iyo Hubkoodii Kuwaasi oo uu Haatan Gacanta ku hayo Sheekh Atam Warka ayaa intaasi ku daraya inay xitaa Jiraan Ciidamo kale oo ka soo Goostay Dhanka PL ka dib markii ay Arkeen inuu Dagaalku yahay Mid Ujeedo badan, Beelaha Qaarkood ayaa Durba Baaq u Jeediyay Wiilashooda kaga Jira Ciidamada Kuwaasi oo ugu baaqay inay dib uga baxaan Dagaalkaasi. Liiska Askarta Laga qabtay PL. 1-Ahmed Ali Muuse Madaxii Saadka ee Ciidanka PL. 2- Mustafe Guray Laba Xidigle. 3- Maxamed Dheere 4- Jamaal Ciisa Kaar 5-Cali Muuse Xidgle. 6- Maxamuud Qodox 7-Jaamac Axmed Yuusuf [Darweel Gaadhi Dagaal] 8-Maxamuud Haybe [ Gaandhari Macaa Gaadhigiisii] 10- Farxaan Qooje Lixdan Maxbuus ayaa Ciidanka Deegaanku sheegeen inay si Hordhaca ah u sheegeen Magacooda kuwaasi oo lagu Qabtay Dagaalkaasi Saaka iyaga oo dhanka xusay inay dhawaan War Murtiyeed Dhamaystiran soo saarayaan. Source GalGala Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 8, 2010 Ma adigaa isu jawaabay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 8, 2010 ^^ war badan bu haya warka ka gur Quote Share this post Link to post Share on other sites
mielmi Posted August 8, 2010 Xaji and JB I have been reading your work for some time now, and i would thank you guys for being patriots. Quote Share this post Link to post Share on other sites