Sign in to follow this  
Deeq A.

Raysal wasaare Xamze oo la kulmay madaxweynaha Kenya.

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga dalka kenya, ayaa la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya  William Ruto.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Kenya, ayaa ka wada hadlay xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya Labada dal sida lagu sheegay war kasoo baxay xafiiska Raysal wasaaraha Soomaaliya.

Dhinacayadda ganacsiga ,amniga, dagaalka ka dhanka ah kooxaha Alshabaab  iyo xasilloonida guud ee Gobolka ayaa la sheegay inay ka wadahadleen dhinacyadu.

PUNTLAND POST.

The post Raysal wasaare Xamze oo la kulmay madaxweynaha Kenya. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this