Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo magacaabay La-taliyaha sare ee arimaha Amniga

Recommended Posts

Deeq A.   
AMIIN-XAAJI-KHAYR.jpg?resize=1000%2C667&

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa wareegto uu soo soo saaray ku magacaabay La-taliye Sare ee Madaxweynaha ee Arrimaha Aminga.

Madaxweyne Deni ayaa Gen. Maxamed-Amiin Cabdullaahi Xaaji Khayr u magacaabay La-taliye Sare ee Madaxweynaha ee Arrimaha Aminga.

24-Nov-2021 madaxweyne Deni ayaa Gen. Amiin Xaaji Khayr u magacaabay agaasimaha hay,adda PSF, magacaabistaan oo khilaaf ka dhashay uu sababtay dagaal ka dhacay magaalada Boosaaso kaddib markii taliska PSF ay ka hor yimaadeen.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo magacaabay La-taliyaha sare ee arimaha Amniga appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this