Sign in to follow this  
Fiqikhayre

President Cadde names top committee for each region of Puntland for Security reasons!

Recommended Posts

Source puntlandgov.net

 

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland oo u magacaabay gudiyo Gobolada Puntland.

 

Wednesday, 08-Nov 2006

Madaxweynaha dowladda Puntland,

 

Markuu arkay : Dastuurka Puntland,

 

Markuu tixgeliyey : Duruufaha siyaasadeed iyo nabadgelyo ee ay

guud ahaan Soomaaliya ku sugan tahay,

 

Markuu arkay : Baahida loo qabo fulinta siyaasadda Puntland

iyo maaraynta saamayska ay xaaladaha

Soomaaliya ka soo cusboonaaday ku yeelan

karaan Puntland,

 

Markuu tixgeliyey:

Go’aanka xukuumadda ee ku aaddan

difaaca,sugidda amniga gudaha,dardar-gelinta

iyo xoojinta maamulada gobollada &

degmooyinka iyo wada shaqaynta dowladda

iyo ururrada bulshada,

 

WUXUU XEERIYEY :

I- Magacaabidda guddiyo u xilsaaran,wakiilna Madaxweynaha uga

ah inay fuliyaan siyaasadda,barnaamijyada iyo guud ahaan

hawlaha gobollada Puntland.

 

II- Guuddiyadu waa sidatan :

 

Gobollada Bari & Karkaar :

1- Maxamed C.Yuusuf,wasiirka maaliyadda, guddoomiye

2- Yaasiin Cartan Maxamed,w/xigeenka maaliyadda, xubin

3- Ibraahim Cartan Ismaaciil,w/xigeenka arr.gudaha, xubin

4- Xildhibaan Cali Saxar Guuleed, xubin

5- Xildhibaan Yuusuf Bootaan, xubin

6- Xildhibaan Xasan Axmed Guuleed, xubin

7- S/Guuto C/laahi S.Samatar,la-taliyaha Madaxweynaha,xubin

8- C/casiis S.Maxamuud,T/xigeenka 1aad ee C.Booliska, xubin

 

Gobolka Sanaag :

1- Siciid Maxamed Raage,wasiirka kalluumaysiga,guddoomiye,

2- Cali Jaamac Faarax,w/dowlaha amniga, xubin

3- Siciid Jaamac Cali,wasiirka x.xoolaha, xubin

4- Xildhibaan Cusmaan Dalmar xubin

5- Xildhibaan Bashiir C/casiis Linen, xubin

 

Gobolka Nugaal :

 

1- Axmed C.Maxamuud,wasiirka arr.gudaha, guddoomiye

2- C/Raxmaan S.Maxamuud,wasiirka caafimaadka, xubin

3- Cali Axmed Faarax,w/xigeenka D/ha hoose xubin

3- Xasan Cusmaan Maxamuud,Maareeeyaha guud

ee wakaaladda macdanta & shidaalka, xubin

4- Xildhibaan Mukhtaar Jeyte, xubin

5- Xildhibaan Aadan X. Xuseen xubin

6. Nuur Salaad. La-Taliyaha Madaxwaynaha Xubin

 

Gobollada Sool & Cayn :

 

1- Axmed Siciid Aw/Nuur,wasiirka waxbarashada, guddoomiye

2-C/Nuur Cilmi Maxamuud,wasiirka shaqada, xubin

2- Yaasiin C. C/le,w/xigeenka maaliyadda, xubin

3- C/Laahi Maxamed Barre,w/xigeenka x.xoolaha xubin

4- Axmed Aadan Carab,w/xigeenka D/ha hoose, xubin

5- Xildhibaan Jaamac Xasan Kaarshe, xubin

6- Xildhibaan Cali Jaamac, xubin

7- Xildhibaan Maxamed Maxamuud Idiris, xubin

 

Gobolka Mudug :

 

1- Cali Cabdi Awaare,wasiirka D/ha hoose, guddoomiye

2- C/risaaq Yaasiin C/le,wasiirka awqaafta, xubin

3- S/Guuto C/laahi C.Mire,Taliyaha C.Daraawiishta, xubin

4- Xildhibaan Ibraahim Cilmi Gaab, xubin

5- Xildhibaan Muuse Xirsi Maxamed, xubin

 

III- Guddi kasta oo gobol waxaa xoghaye u noqonaya guddoomiyaha gobolka

 

IV- Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu

saxiixo.

 

Waxaa Saxiixay: Maxamuud Muuse Xirsi, November 8, 2006

Madaxweynaha dowladda Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

The above committe is actually designed to execute Puntland state policies, programms and all other subjects, that have to do with the distinguished regions of Puntland, that need to be dealt with differently!

 

I like how they swapped cabinet minsters from Mudug to head the committe in Bari/Karkaar region and the committee of Mudug headed by a cabinet minster from Bari/Karkaar region! That should help to 'ease' any tension that could come up later but for now everything is safe and sound and let's hope inshallaah the calm will keep and that development takes centre-stage then war predictions!

Share this post


Link to post
Share on other sites

The President of the Puntland State Nominates Regional Committees

 

Wednesday, 08-Nov 2006

The President of Puntland State of Somalia

H.E. Mohamud Muse Hersi

 

Having Considered:

 The Constitution of the Puntland State.

 

Having Witnessed:

 

 The current political and security situation of Somalia.

 

Having Seen:

 

 Our obligation to implement the objectives of the Puntland State in relation to current political and security concerns, and to prevent emerging crisis from the other parts of Somalia.

 

Having Considered:

 

 The Counsel of Ministries’ decision on Nov 5, 2006, regarding defense measures, the empowerment of regional and local governments, and the enhancement of intergovernmental and public relations.

 

I Here by Nominate and appoint:

 

 Committees for all regions of the Puntland State. These committees will have authority to confront and engage the issues facing the State. All committees will work with and report to the President.

 

Here are the names of selected committee members:

 

Bari and Karkaar Regions:

 

1. Mr. Mohamed Ali Yusuf, Minister of Finance (Head of the Committee)

2. Mr. Yassin Artan Mohamed Vice Minister of Finance. (Member)

3. Mr. Ibrahim Artan Ismail Vice Minister of Interior. (Member)

4. Mr. Ali Sahar Guled Parliamentarian. (Member)

5. Mr. Hassan Ahmed Guled Parliamentarian. (Member)

6. Mr. Abdulahi Said Samantar Presidential Advisor. (Member)

7. Mr. Abdiaziz Said Mohamed Deputy Commander of Police Force (Member)

 

 

Sanaag Region:

1. Mr. Said Mohamed Rage Minister of Fish/Ports. (Head of the Committee)

2. Mr. Ali Jama Farah Minister of Presidency (Member)

3. Mr. Said Jama Ali Minister of Livestock & Agriculture. (Member)

4. Mr. Osman Dalmar Parliamentarian (Member)

5. Mr. Bashir Abdiaziz Linen Parliamentarian. (Member)

 

Nugaal Region:

 

1. Mr. Ahmed Abdi Mohamud, Minister of Interior (Head of the Committee)

2. Mr. Abdirahman S. Mohamud Minister of Health. (Member)

3. Mr. Ali Ahmed Farah Vice Minster of Local Gov. (Member)

4. Mr. Hassan Osman Mohamud Director of Mineral & Petroleum . (Member)

5. Mr. Muktar Ja’ite Parliamentarian. (Member)

6. Mr. Aden H. Hussein Parliamentarian. (Member)

7. Mr. Nur Salad Retired General (Police) (Member)

 

Sool and Ayn Regions:

 

1. Mr. Ahmed Said Aw-Nur Minister of Education.(Head of the Committee)

2. Mr. Abdinur Elmi Mohamud Minister of Labor. (Member)

3. Mr. Yassin A. Abdulle Vice Minister of Finance. (Member)

4. Mr. Abdulahi Mohamed Barre Vice Minister of Livestock. (Member)

5. Mr. Ahmed Aden Arab Vice Minister of Local Gov. (Member)

6. Mr. Jama Hassan Karshe Parliamentarian. (Member)

7. Mr. Ali Jama Parliamentarian. (Member)

8. Mr. Mohamed M. Idiris Parliamentarian. (Member)

 

Mudug Region:

 

1. Mr. Ali Abdi Aware Minister of Local Gov. ( Head of the Committee)

2. Mr. Abdirizak Y. Abdulle Minister of Religion. (Member)

3. Mr. Abdullahi A. Mire Commander of Army Forces. (Member)

4. Mr. Ibrahin Elmi Gaab Parliamentarian. (Member)

5. Mr. Muse Hersi Mohamed Parliamentarian. (Member)

 

The Secretarial responsibilities of these committees will be held by the Governor of that particular state.

 

This Decree shall come into force upon the Signature of the President.

 

Signed by the: President of Puntland State of Somalia on November 8, 2006

H.E Mohamud Muse Hersi

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this