Sign in to follow this  
Jumatatu

Government Delegation get to 'work'..!

Recommended Posts

Jumatatu   

Wefdigii shalay soo gaaray Muqdisho oo saaka billaabaya shirarkii ugu horeeyey(Dhoolatuska ciidamadda qalabka sida oo ay ku daawanayaan Iskoola Buluusiyo)

Wefdigii shalay soo gaaray Muqdisho ee uu hogaaminayey guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan & wefdigii kale ee ka horeeyey ayaa maanta kulan ballaaran kula yeelanaya dugsiga sare ee booliska saraakiisha ciidmadda booliska & kuwa milateriga, waxaana lagu wadaa in faraagaraha Iskuulka Buluusiya ay gaada-ka ciyaar ah ku soo bandhigaan ciidamadda milateriga & kuwa kumaandoska oo tiradooda gaareyso 1000 ilaa 1500.

Wefdiga oo shalay si weyn loogu soo dhoweeyey Muqdisho ayaa waxey saaka la hadli doonaan saraakiisha ciidamadda qalabka sidda, iyagoo warbixino ka siin doona saraakiisha ujeedada safarkooda, waxaana wefdigu ay wax ka weydiin doonaan saraakiisha aragtidooda ku wajahan dalabka ciidamadda ee la doonayo in Soomaaliya, waxaana kulanka wefdiga & saraakiisha uu ka dhici doonaa gudaha hoolka shirarka ee dugsiga sare ee booliska.

Wefdigan oo la sheegay in Keny ku laabanayaan maalinimada Arbacadda ayaa kulmo kala duwan la yeelanaya mas’uuliyiinta maxkamadaha Islaamiga ah, siyaasiyiinta & qeybaha bulshada ee ku dhaqan Muqdisho.

 

ciidan1.gif

 

And yes CAAMIR they are real Africans....!

36_2_48.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this