Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha xisbiga Waddani oo la kulmay qaar ka.mid ah dadweynaha caasimadda

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20240427-WA00022.jpgGuddoomiyaha Xisbiga Waddani mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo xubno ka mid ah xisbigaasi ayaa maanta kulan salaan ah la yeeshay qaar ka mid dadweyanaha ku fhaqan bariga caasimada Somaliland ee Hargeysa.

Guddoomiyaha iyo dadweynaha ayaa is xog waraystay iyaga oo isla soo qaaday arimaha doorashada booqashadaasina waxa ay ku dhamaatay guul iyo is afgarad.

Screenshot_20240427_172741_Chrome.jpg

Screenshot_20240427_172728_Chrome.jpg

Screenshot_20240427_172716_Chrome.jpg

Screenshot_20240427_172637_Chrome.jpg

Screenshot_20240427_172621_Chrome.jpg

Screenshot_20240427_172602_Chrome.jpg

Screenshot_20240427_172540_Chrome.jpg

img_1_1714227878707.webp

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this