Sign in to follow this  
Deeq A.

Shiinaha oo wadahadalsiinaya Xamaas iyo Faatax

Recommended Posts

Deeq A.   

Shiinaha ayaa marti-gelinaya wada-hadallo uu ku sheegay midnimada Falastiin oo ay Beijing ku yeelanayaan Xamaas iyo Faatax, si loo gaaro natiijo lagu mideynayo labada koox ee Qasa iyo Daanta Galbeed ee la haysto ku kala sugan.

Labada kooxood ee Falastiiniyiinta ah ee iska soo horjeeda ayaa ku guul-darreystay inay xaliyaan khilaafkooda siyaasadeed tan iyo markii Xamaas ay ka saareen Qasa, kooxda uu hoggaamiyo Maxamuud Cabbaas ee Fatah dagaal dhacay 2007.

Shiinaha ayaa u arka haddii labadan koox ay isku soo dhawaadaan inay gacan ka gaysan karto dadaallada lagu dhisayo dawlad la aqoonsanyahay ee Falastiin.

PUNTLAND POST

The post Shiinaha oo wadahadalsiinaya Xamaas iyo Faatax appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this