Sign in to follow this  
Deeq A.

Saddex xildhibaan oo ka mid ah Gollaha Degaanka Hargeysa oo la xidhay.

Recommended Posts

Deeq A.   

Saddex muddane oo kamid ah Gollaha Degaanka Caasimada Hargeisa ayaa la xidhay.

Kuwaasi oo kala ah Muddane Fidaar,  Siikawi iyo Siciid Jaamac.

Xildhibaan Fidaar waxa la sheegay in la garaacay oo ciidanku gacan u qadeen.

Waxa sidaasi u xaqiijiyay MMTV Xildhibaan Siikaawi oo Golaha degaanka ka tiran.

Xadhiga Muddanayaasha ayaa daba socda buuq iyo qalaalase ka dhashay Banaynta Xarunta laga dhisayo degmada 26 June oo buuq ka taagan yahay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this