Sign in to follow this  
Deeq A.

“70 kamid ah ciidanka waxaa dilay Cabtoy” Gen.Muumin Cabdi Shire.

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliyaha ciidanka Booliska Puntland Gen.Muumin Cabdi Shire oo ka hadlay kulanka Bulshada iyo booliska oo lagu qabta magaalada Garoowe ayaa sheegay in 70 ka tirsan ciidanka Puntland ay dileen kooxaha khamriga isticmaala.

” Labadii sano ee la soo 70 xubnood oo ka mid ah Ciidanka ayaa waxaa dilay cabtoy, Waxaan hadda ka shaqaynaynaa inaan wax ka beddelno mushaharaadka ciidanka”ayuu yiri  Gen. Mumin Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland.

Taliye Muumin ayaa sheegay inay tayeyn iyo dib u habayn kuwo ciidanka Booliska Puntland islamarkaana ay ka shaqaynayaan sidii xuuqaadka ciidanka kor loogu qaadi lahaa.

PUNTLAND POST.

The post “70 kamid ah ciidanka waxaa dilay Cabtoy” Gen.Muumin Cabdi Shire. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this