Sign in to follow this  
Deeq A.

Xoghaya xisbiga Waddani oo u caqli celiyay Cabdishakuur Cabdi Qaadir

Recommended Posts

Deeq A.   

Hargeysa (Qaran news)-Mid ka mid ah siyaasiyiinta beesha Mogadishu Clan Cabdishakuur Cabdiqaadir ayaa bogaadiyay gudiga doorashooyinka qaranka Somaliland mudaynta ay mudeeyeen doorashooyinka isi saaran, qoraalkiisa oo qaladaad ay ku jiraan  waxa markiiba ka jawaabay xoghayaha warfaafinta ee xisbiga Maxamuud Adan Jaamac Galaal.

Waxana qoraalkiisu u dhignaa sidani hoos ku xusan.

Mucaarad & muxaafidba waanu ka midaysan nahay qaranimada & madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland.
@AAbdishakur
ka waantaaba isku dayga kala qaybinta shacabka JSL & qoraalada liita ee dhalamashka ah! Maamulka Muqdisho Gobolka Banaadir ma wada gaadho ee tiina dayacan ku ekaada!.

Qoraalka ama hadalka uu ka dhiidhiyay xoghayaha xisbiga Waddani ee Cabdishakuur Cabdi Qaadir oo uu soo dhigay baraha bulshada waxa uu u dhignaa sidan hoos ku xusan.

 

GLzL_6QXQAEzQqu.jpeg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this